Xukuumadda Somaliland Oo U Hanjabtay Kornayl Caarre Iyo Maamulka Puntland.

Wasiirka Gaashaan-dhiga Axmed Ciise Xawar ayaa sheegay in ay weerarayaan goob kasta oo uu ku sugan yahay cadawga Somaliland waxaanu sheegay in Putland ay marti galisay Sarkaalka dibad-meerka ah ee Kornayl Caarre.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: