Xukuumadda Somaliland Ayaa xabsiga u taxaabtay qaar ka mid ah carruurta derbi-jiifka ah Ee Magaalada Hargeysa

Carruurtan derbi-jiifka ah ayaa cabasho la hortagay wasaaradda iyagoo ku andacoonaya in xaqqoodii ay cuntay wasaaradda arrimaha bulshadu.Hase ahaatee wasaaradda ayaa ku dooddaysa in ay carruurtu ay arrintan caadeysteen.

Sawirka hoose waa gaadhigii booliska ee lagu guray carruurta derbi-jiifka markii la xidhaayay.

Xigasho Khaalid Foodhaadhi

Image may contain: outdoor




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: