Xukumada Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood.

Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdillaahi Jibriil ayaa waxaa uu saaka ku dhawaaqey in xukuumadda Somaliland ay go,aansatey inay ruqsadii isgaadhsiinta kala noqoto laba shirkadood uu jabiyey qodobadii heshiiska lagula galay.

Wasiirka ayaa sheegay in labadan shirkadood oo kala ah NationLink iyo Africa Online kadib markii ay bixin waayeen cashuurtii isgaadhsiinta.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: