Xukumada Somaliland Oo hanbalyeysay Dawladda Kenya Oo ku Guulaysatay Kursiga Aan Joogtadaahayn Ee midowga Afrika.

Xukuumadda Somaliland ayaa hanbalyeysay dawladda Kenya oo ku guulaysatay taageerada midowga Afrika oo ah in Kenya xubin aan joogto ahayn ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada midoobay.

Wakiilka Somaliland ee Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa yidhi.

“Waxaan hambalyeenaynaa Dawlada Kenya oo ku guulaystay taageeradii Afircan Union ee kursiga wareega ee UN Security Council”.

Kenya ayaa ka guulaysatay waddanka Jabuuti oo ay la tartamaysay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: