Xukumada Somaliland Ayaa Si Adag Uga Hadashay Heshiiska Somalia La Sexeexatay Dalka Shiinaha

Hargaysa(somalilandmirror)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn heshiiska dawladda Soomaaliya ruqsada ku siisay shirkad kalluumaysi oo Shiinaha laga leeyahay.

 

 

Gaafaadhi, ayaa sheegay in shirkaddaasi aanay soo gelikarin badda Somaliland.

Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkaddaasi bixinayso 1 milyan oo dollar taas oo lagu shubayo Baanka dhexe ee Soomaaliya.

 

 

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya Cabdi Bidhaan Warsame, ayaa sheegay in xeebaha Somaliland ku jiraan kuwa ay Kalluumaysata Ajaanibka ah ay u fasaxeen.

 

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: