Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Iyo Ku Xigeenkiisa

Borama(somalilandmirror)-War Deg Dega:Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Iyo Ku Xigeenkiisa Golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye kaas oo loo Doortay Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Sido kale Waxay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga kulmiye Gudoomiye Ku Xigeen u  Doorteen Xigeen Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi Kaas Oo Ah Cali  Caliyaw 

Tirada codadka  gudoomiyuhu  Waxa Uu helay 257 cod Halka Gudoomiye Ku Xigeenkuna Helay 200 Oo Cod



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: