Xog Madaxweyne Biixi Oo Ka Noqday Go’aankii Furida Ururada Siyaasada + Mucaaradka Oo Aqbalay Gudoomiyenimada C/rashiid Riyo-raac.

Hargaysa (Somalilandmirror)-Xogaha Aanu Helayno Ayaa Sheegaya Inuu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ka Noqday G’aankiisii Ahaa Inuu Furayo Ururadii Siyaasada Ka Dib Markii Ay Xisbiyada Mucaaradku Ka Noqdeen Saluugii Ay Ka Muujiyeen Komishanka Cusub Ee Doroshoyinka Somaliland.

Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Mucaaradka Oo Caawa Kulmay Ayaa La Sheegay Inay Aqbleen Inay Soo Buuxiyaan Labada Xubnood Ee Ka Dhiman Komishanka Doroshoyinka Cusub Ee Uu Hogaamiye C/rashiid Riyo-raac Komishinkii Horena La Shaqeeyan Komishinka Cusub.

Ergo Dhex-dhaxaadina Oo Iskaga Dab qaadayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Mucaaradka Ayaa La Sheegaay  Inay  Ay Beri Isa soo Horfadhiisiyan Madaxweynaha Somaliland Iyo Masuliyinta Xisbiyada Mucaaradka Si Loo Dhameeyo  Khilaafka  Ka Taagan Qabsoomida Doroshoyinka Wakiilada Iyo Deegaanka.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: