Xisbiga WADDANI Oo Kasoo Hor­jeestay Xaalada Deg Dega Ah Ee Gobolka Sanaag Lagu Soo Rogay.

Xisbiga WADDANI Oo Kasoo Hor‐jeestay Xaalada Deg Dega Ah Ee Gobolka Sanaag Lagu Soo Rogay.

Hargeysa(Somalilandmirror)­ Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa kasoo horjeestay xaaladii deg degga
ahayd ee madaxweynaha somaliland Muuse Biixi cabdi Kusoo rogay degaanada gobolka sanaag.
Af­hayeenka xisbiga WADDANI Barkhad jaamac Batuun ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay waxaanu
eedeymo u soo jeediyay xukumadda somaliland isagoo ku tilmaamay mid fashilantay




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: