Xisbiga Kulmiye Oo Ceydhiyey Masuuliyiin Miisan Culus Oo Ka Tirsana Xisbigasi Iyo Sababta Masuuliyiinta Xisbiga Looga Eryey.

Warqad iminka ka soo baxday xafiiska xisbiga Kulmiye isla markaana ku saxeexan yahay gudoomiyaha labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex siyaasiyiin oo kala Ah

 

  1. Prof Cabdi Cali Jaamac
  2. Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire
  3. Abwaan Cismaan Kujare

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Xisbiga Kulmiye Soo Saarey

 

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: