Xildhibaannada Gobolada Awdal ,Sool, iyo Sanaag Bari Oo ka dareerey kalfadhigii golaha wakiilada somaliland ee Maanta.

Xildhibaanadii laga soo doortey gobolada darafyada soomaaliland ayaa maanta ka dareerey kalfadhigii maanta ee golaha wakiilada oo laga doodayey xeerka doorashooyinka,ka dib markey sheegeen in wax laga badaley.

mudooyinkii udambeeyey somaliland waxa muran ka taagnaa saami qeybsiga kuraasta doorashada.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: