Xeer Ilaaliyaha Oo sheegay in Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumadda Musuq-maasuq Loo Haysto.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumadda Oo Fadeexado Musuq-maasuq Loo Haysto.

Xeer Ilaaliyaha guud Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa HCTV u xaqiijiyay in Hanti-dhawrka guud u soo gudbiyay dacwad musuq-maasuq oo ka dhan ah madaxda ugu sarraysya wasaarada warfaafinta iyo Gaashaandhigga.

Dadka eedaysan waxa ku jira wasiirrada warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Gaashaandhigga Ciise Axmed Xawar. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in dhawaan ay soo dhamaystirayaan caddaymaha eedaha loo haysto mas’uuliyiintan.

Xeer Ilaaliyuhu dhinaca kale waxa uu sharc-darro ku tilmaamay in mas’uuliyinta musuq-maasuqa ku eedaysan Dammaanad lagu sii daayo




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: