Xanuunkii Coronavirus Oo Somaliland Xadhkaha Goostay, Dhimashada Oo Korodhay Iyo Xaaladihii Ugu Dambeeyay.

Sideed iyo labaatan qof (28) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 22 qof waa rag, 6 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(10jir ilaa 19jir = 3 qof) (20jir ilaa 29jir = 10 qof) (30jir ilaa 39jir = 6 qof) (40jir ilaa 49jir = 3 qof) (50jir ilaa 59jir = 4 qof) (70jir ilaa 79jir = 2 qof)
Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 21 qof, Borama 6 qof iyo Gabiley oo ah 1 qof
Waxaa xanuunka ka bogsaday 3 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Saddex iyo Afartan (43)

Waxaa geeriyooday 1 qof oo Hargeysa deganaa, da’diisuna  67jir ahayd taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay Somaliland  Laba iyo labaatan qof (22).

No photo description available.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: