Somaliland ayaa maanta si rasmi safaarad uga furatey dalka taiwan oo ay dhawaan heshiish rasmi wada gaadheen.
dalka taiwan ayaa iyana geesteeda dhawaann safaraad la furatey somaliland.
somaliland ayaa iyadu dooneysa ineg ka goosato soomaaliya inteeda kale, taiwan ayaa iyadu dooneysa iney iyana ka goosato dal weynaha shiinaha.


