] Xaaladda Saxaafadda Somaliland Oo Laga Dayrinaayo, Tiradda Wariyayaal La Xidhxidhay & Kuwo Dalka Ka Baxsaday.

Xaaladda Saxaafadda Somaliland Oo Laga Dayrinaayo, Tiradda Wariyayaal La Xidhxidhay & Kuwo Dalka Ka
Baxsaday.


Cabdirisaaq Good iyo Cabdiqani Asparo, oo ka tirsan shabakada Hadhwanaag, ayaa xidhan halka
shabakadana hore loo xayiray.


Maxamed Cismaan Mire ( Sayid), ayaa xidhan oo ah guddoomiyaha TV-ga Horyaal halka hore ciidamada
dawladdu ula wareegeen TV-ga., Ilaaliyihii xarunta TV-ga Horyaal ayaa isna saaka xukuumaddu xidhay.


Wariye Siciid Cagjar, oo isna ciidamadu doonayaan ayaa deegaamada Somaliland ka baxay., Horre waxa
xabsiga ugu jiray Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo muddo ka badan 3 sannadood lagu xukumay.


Xukuumaddu waxa ay todobaadkan soo saartay go’aammo ay ku jaangoynayso qaabka wararka TV-yadu u
kala horimarinayaan wararka ka baxa.





Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: