Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Shan Xubnood Oo La Shaqayn Doona Gudida Ka Hortaga Coronavirus

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa Magacabaay shan xubnood Oo Gudi farsamo ah lana la shaqayn doonta gudida heer qaran Ee Madaxwaynaha Somaliland umagaacabay ka hortaga xanuunka coronavirus.

Wasiirka warfaafinta ayaa faah faahin ka bixiyay shaqada ay qaban doonaan shanta xubnood ee uu umagacaabay in ay la shaqeeyaan gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: