Wasiirka Maaliyadda Oo Seefta La Dhex Qaaday Saraakiisha Maaliyadda, Madaxdii Kastamada Waaweyn Oo Buulka La Dhigay.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire ayaa masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda intooda badan u kala baddalay goobaha ay ka hawl gali jireen iyada oo midba meeshii uu joogay inta laga wareejiyey goob kale loo wareejiyey.

 

Digreeto wasiir oo uu Wasiirku Arrintan ku soo saaray ayaa waxa ay Muujinaysa in badiba buulka lagu dhigay masuuliyiintii iyo saraakiishii sarsare ee Kastamada Berbera, Abaarso, Kalabaydh iyo Wajaale oo xilalkii sare ee ay hayeen inta laga wareejiyey loo wareejiyey xarumaha ay ka tirsanaayeen.

 

 

 

 

Digreetada Wasiirku isku baddalka ku sameeyay ayaa u dhignayd sidan:

 

 

S/N MAGACA MASUULKA GOOBTA LAGA BEDELAY GOOBTA LOO BEDELAY
1 Maxamed Axmed Wayrax Agaasime-Ku-Xigeenka Waaxda Cashuuraha Agaasimaha Waaxda Kastamada
2 C/Kariim Ibraahin Saleebaan Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda & Qorshaynta Agaasimaha Waaxda Financial Sector-Ka
3 Maxamed Xasan Saleebaan Xarunta Waaxda Cashuuraha Berriga Agaasime ku xigeenka Waaxda Financial Sector-ka
4 Maxamed Nuur Maxamed Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga Agaasimaha waaxda miisaaniyadda & qorshaynta
5 C/casiis Dheeg Axmed Xarunta Waaxda Baadhista Agaasime ku xigeenka waaxda miisaaniyadda & qorshaynta
6 C/salaam Maxamed Maxamuud Maamulaha Gobolka Awdal ee Cashuuraha Berriga Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga
7 Kadar Maxamed Muxumed Xarunta Waaxda C/berriga Agaasime ku xigeenka waaxda C/Berriga
8 C/risaaq Khaliif Aada Xarunta Waaxda Baadhista Agaasime ku xigeenka Waaxda Baadhista
9 Axmed Maxamed Habane Maamulaha Gobolka Gabiley ee C/Berriga Maamulaha Kastamka Kalabaydh
10 Cumar Muxumed Shirwac Kastamka Berbera Maamule ku xigeenka Kastamka Kala Baydh
11 Saalax C/laahi Aadan Xarunta Waaxda Kastamada Maamulaha Kastamka Abaarso
12 C/laahi Samriye Muxumed Xarunta Waaxda C/Berriga Maamulaha Kastamka Wajaale
13 Mubaarig Siciid Iimaan Xarunta Waaxda Kastamada Maamule ku xigeenka Kastamka Wajaale
14 C/raxmaan C/laahi Daahir Xarunta Waaxda Kastamada Maamulaha Kastamka Saylac
15 C/laahi Caydiid Jaamac Xarunta Waaxda Kastamada Maamule-ku-xigeenka Kastamka Saylac
16 Mustafe Axmed Dirir Maamulaha Kastamka Saylac Maamulaha Kastamka Madaarka Hargeysa
17 Saleebaan Maxamed Faarax Xarunta Waaxda Kastamka Madaxa Aout-doorka ee Kastamka Berbera M/Mxigeenka 2aad)
18 Mustafe Muuxmed Riiraash Kastamka Berbera Maamulaha Gobolka Gabiley ee C/Berriga
19 C/laahi Aadan Nuur Maamule ku xigeenka Gobolka Awdal ee C/Berriga Maamulaha Gobolka Awdal ee C/Berriga
20 Cumar Xasan Wacays Madaxa qiimaynta C/Berriga ee Gobolka Awdal Maamule ku xigeenka Gobolka Awdal ee C/Berriga
21 Idiris Xasan Diiriye Agaasimaha waaxda Kastamka Xarunta Waaxda Kastamka
22 Cali Axmed Cali Agaasime ku xigeenka Waaxda Miisaaniyadda iyo Qorsheynta Waaxda Miisaaniyadda iyo Qorshaynta
23 C/risaaq Cali Maxamed Agaasime ku xigeenka waaxda C/Berriga Xarunta Waaxda C/Berriga
24 Cabdi Muuse Xuseen Maamulaah Kastamka Madaarka Hargeysa Xarunta Waaxda Kastamka
25 C/laahi Aadan Xirsi Maamulaha Kastamka Abaarso Xarunta Waaxda Kastamka
26 Cumar Xasan Caalin Maamulaha Kastamka Kalabaydh Xarunta Waaxda Kastamka
27 Maxamed Xasan Aadan Maamule ku xigeenka 1aad ee Kastamka Kala Baydh Xarunta Waaxda Kastamka
28 C/raxmaan Axmed Aadan Maamulaha Kastamka Wajaale Xarunta Waaxda Kastamka
29 Xasan C/Rashiid Cali Maamule ku xigeenka Kastamka Wajaale Xarunta Waaxda Kastamka
30 C/Kariim Muuse Cali Ag/Xigeenka Waaxda Baadhista Xarunta Waaxda Baadhista
31 Cali Yuusuf Maxamed Madaxa Out-doorka ee Kastamka Berbera Kastamka Berbera

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: