Wasiirka Difaaca Maraykanka Oo ku dhawaaqay inuu iscasilayo, iyo sababta ka dambaysa .

Wasiirka difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegey inuu shaqada ka tagayo bisha February.

Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey inuu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka fooda inagu soo haya 2019ka.

Balse Gen. Mattis ayaa qoraal uu soo saarey ku sheegey inuu shaqada uga tagayo ka dib markii ay isku aragti noqon waayeen Madaxweynaha. Arrintan waxa ay ku soo beegmeysaa xili la isku mari la’yahay miisaaniyadda dowladda.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: