Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa UNSOM U Qaabilsan Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La Taliyaha Badbaadada Badda ee UNSOM Mr Jeff Sims. (Security/Maritime Advisor of UNSOM) kaas oo UNSOM u qaabilsan Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa Qaabilaada Kadib Mr Jeff Sims La Qaatay shir kooban kaasi oo ay wasiirka ku wehelinayey Agaasimaha guud ee Amniga Mukhtaar Maxamed Cali Iyo Agaasimaha maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey)

Waxaana shirkaasi lagu lafa guray sidii loo xoojin lahaa arrimaha amniga iyo kaalmada ciidamada badda oo UNSOM ay Somaliland ka taageer

 

 

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: