Waxa goordhaweyd ka duuley madaarka cigaal international airport wasiirka wasaarada arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah yaasiin xaaji maxamuud xiir faratoon oo ku wajan dalka taiwan.
ujeedka safarka waxa lagu sheegey xadhig ka jarka safaarada somaliland ee taiwan
taiwan ayaa iyana dhawaan safaarad ka furatey somaliland
dhawaan ayey somaliland iyo taiwan sameysteen cilaaqad xidhiidh oo maal gashi ah.