Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegay Inuu Gacanta Ku Hayo 30 Weriye Oo Somaliya Ushaqeeya

Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay inuu gacanta ku hayo liiska 30 (Sodon) Wariye oo ka mushahar qaata Dawladda Soomaaliya.

Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyey kulan ku Saabsan Doorka ay Saxaafaddu ka qaadan karto nabadda.

Bulashada somaliland ayey afkala qaad ku noqotay arinta wasiirku sheegay waxana la iswaydiina sababta talaabo cad looga qaadiwayey .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: