Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Sheegay In Caddaaladda Somaliland Ay Aad U Liidato

Wasiirka waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan oo la hadlayay arday ka qalinjebinaysay Jaamacadda Sanaag University ee magaalada Ceerigaabo, ayaa sheegay in caddaaladda dalku aad iyo aad u liidato waxaanu ardayda sharciga baratay ku boorriyay in isbedel ka keenaan nidaamka caddaaladda Somaliland, 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: