Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Oo Madaxweyne BIIXI U Gudbiyay War-qadii Iscasilaada

Hargaysa(somalilandmirror)-Guugulaha geeska oo ah bog dhexe oo lagu daabaco wargeyska Geeska Afrika oo kasoo baxa magaalada hargeysa ayaa saaka sheegay in wasiir ka tirsan xukumadda somaliland uu warqadii is-casilada u gudbiyay madaxweyne BIIXI

 

 

 

Wargeysku wuxu qoray in Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xasan Yusuf Ismaaciil uu madaxweynaha somaliland uu u gudbiyay warqadii shaqo ka tagista, isagoo sabab uga dhigay inuu xanuusanayo isla markaana loo baahan yahay inuu nasto.

 

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: