Wasiir Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) ayaa hadda ku geeriyooday Hargeysa,


Ex wasiir Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) ayaa hadda ku geeriyooday caasimadda Somaliland ee magaalada hargeysa, waxaana uu muddo u jiifay xanuun marxuum wasiir Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandule) ayaa tacab badan geliyay gobolka sool iyo cayn oo uu ka soo jeedo sidii nabad waarta iyo wax wada qeybsi la galaan qaranka somaliland. Inna lilaahi wa inna ilayhi raajicoon, ilaahay haw naxariisto marxuum cali sandule. Aamiin.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: