Wararkii Ugu Danbeeyey Mooshinka Madaxweyne Farmaajo Laga Gudbiyey Iyo Danbiyada Lagu Eedeeyey .

Xildhibaano ka badan 92 xildhibaan ayaa waxaa ay mooshin ka gudbiyeen madaxweynaha dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ay ku eedeyeen inĀ  uu sameeyey arimo qaran nimada Somaliya duminaya.

 

 

 

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *