Maalmihii ugu danbeeyey waxaa jira khilaaf dibada u soo shaac baxay oo ka jira gudoomiyaha xisbiga dawlada deeganka Soomalida Itoobiya haya Md Axmed Shide iyo madaxweynaha deegankaas Md Mustafe Cagjar .
Madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya oo goor dhaweyd shir deg deg ah isku yeedhay golihiisa wasiirada kalana hadley xaalada Taagan ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday wasiirkii warfaafinta deegankaas