Wararkii Ugu Dambeeyay Xadhiga Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Cisbitaalka Oo La Geeyay.

Wararkii Ugu Dambeeyay Xadhiga Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Cisbitaalka Oo La Geeyay.
Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ka xidhan labada gacmood ayaa maanta la geeyay cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa si loogu daaweeyo.

 

 

Coldoon, oo aan ugu tegay qaybta sawirada cisbitaalka waxa ka muuqday dhaawacyo gaar ahaana dhinaca
Afka, muddo kooban oo lay ogolaaday in aan la hadlo waxa uu ii sheegay in Ilkaha qaar dhaqaaqeen dhaawacyo kalena uu qabo.  

Amarka maanta cisbitaalka lagu geeyay waxa bixiyay guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Maroodi­jeex.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: