Wararkii Ugu Dambeeyay ee Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

Memphis Depay ayaa heshiis shaqsi ahaaneed la gaaray kooxda FC Barcelona waxaana laga yaabaa inuu maanta soo gabagabeeyo heshiiskiisa sida uu sheegay agaasimaha ciyaaraha ee Lyon Waxaa la filayaa inuu xiro ku biiristiisa Barcelona haddii ay iibiyaan Ousmane Dembélé. Sida Laga Soo

Alex Telles ayaa soo gaaRay magaalada Manchester si uu u dhamaystiro ku biiristiisa kooxda Man United.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Juventus Douglas Costa ayaa maanta mar kale noqon doona ciyaaryahan Bayern Munich ah heshiis amaah ah,

Manchester United ayaa aqbashay dalab € 15m oo ay Roma ka gudbisay Chris Smalling. Daafaca dhexe ayaa soo gabagabeyn doona 10 sano oo uu joogay Old Trafford maanta.

Inter Milan ayaa la soo saxiixatay Matteo Darmian oo ay kala soo wareegeen Parma heshiis hal xilli ciyaareed ah oo ay waajib ku tahay inay heshiiska ka dhigaan mid joogto ah.

Koxda Everton ayaa Ben Godfrey kala soo wareegtay Norwich aduun dhan m 20m heshiis 5-sano ah.

Leeds United ayaa ogolaatay heshiis ay kula soo wareegeyso garabka Rennes Raphinha. Wuxuu xalay soo gaadhay UK wuxuuna maanta mari doonaa tijaabada caafimaadka kahor inta uusan saxiixin heshiis 5 sano ah.

Xiddiga garabka uga ciya




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: