Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Ee Sanaag

Hadaaftimo (Somalilandmirror): Ciidamada Puntland ayaa saaka aroortii hore tagay deegaanada Kal-gubataale iyo Ceelcad oo u dhexeeya magaalooyinka Yubbe iyo Hadaaftimo ee gobolka Sanaag. Ciidamadan ayaa ah kuwii gobolka Sanaag.

 

Dhinac kale Ciidamada Somaliland ayaa iyana weli ku sugan deegaanno u dhow magaalada Yubbe.

gobolka Sanaag ayaa muddooyinkii u danbeeyey laga dareemayey dhaqdhaqaaqyo ciidan u dhexeeya Somaliland iyo Puntland.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: