Warakii Ugu Dambeeyay Ee Farmaajo Iyo Kiinyata Oo Soo Baxay, iyo kaalinta Abiye Axmed

Madaxweyne Farmaajo iyo Uhurru Kenyatta ayaa ku heshiiyay in dib loo soo celiyo xidhiidhkii diblomaasiyaddeed ee labada dal, sida uu sheegay agaasimaha warbaahinta Villa Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed.

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa dhexdhexaadiyay, ka dib xiisaddii ka dhalatay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

“Madaxweynayaasha Soomaaliya Iyo Kenya Farmaajo iyo Kenyatta kama wada hadlin arintii Badda oo waxay u taallaa Maxkamadda ICJ”

Sidaas waxaa sheegey Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: