Wakiilkii Somaliland ee Taiwan Oo Si Rasmi Ah U Hawl Galay.

Madax-bannaanida Iyo Saaxiibtinnimadu iib Maaha” Taiwan Oo Qaabishay Wakiilka Cusub Ee Somaliland U Joogi Doona
“Madax-bannaanida iyo saaxiibtinnimadu iib maaha” Sidaas waxaa yidhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan Joseph Wu oo kusoo dhaweynayay dalkiisa wakiilka cusub ee Somaliland dhawaan u magacowday Taiwan, Maxamed Cumar Xaaji.

Wakiilka Somaliland ee Taiwan ayaa dalkaasi gaadhay jimcihii todobaadkii hore, iyadoo Somaliland ay ku sugnaayeen wakhtigaasi wafti Chinese ah.

Dawladda Taiwan ayaa ku tilmaantay imaanshaha wakiilka Somaliland mid uu ka badheedhay cadaadiskii China ee ku aadanaa xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: