Wafti Uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan-geli Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe, Madaxweyne Cabdiwali Gaas Oo Uu Kulan La Yeeshay.

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe Ku Soo Dhaweeyey Suldaanka Guud ee Beelaha Harti, ahna Suldaanka ugu faca weyn leh Saalaadiinta beelaha Somaliland Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo wafti uu hogaaminayo oo ka kicitimayay magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag.

 

 

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa ay muuqataa inay dayacday oo ka maarantay deegaanka bariga gobolka Sanaag, iyada oo si weyn loo saadaalinayay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu gaadhi doono bariga gobolka Sanaag safarkii ku marayay gobollada Bariga Somaliland oo cabasho xooggan ka muujinayay tan iyo markii uu xilka la wareegay,

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: