Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Ujeedka Socdaalkodu Daaran Yahay.

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iyo Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa maanta Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigal International Airport Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus oo Ka Socda Midawga Yurub.

 

Waftidan oo ka koobnaa 18 Xubnood ayaa Wasiiradu ku qaabileen Qaybta VIP-da ee madaarka Cigal International Airport waxaana Loo soo Gudbiyey Hotel Ampasator .

Waftida ayaa inta ay dalka joogaan kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Laamaha kala duwan ee Xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaridka ah.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: