“Waa in Lakala Saaro Hogaanka Dalka iyo Hogaanka Xisbiga Kulmiye” Maxamuud Xaashi.

London ( Somaliland Mirror)- Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Sheegay in Lakala Saaro Hogaanka talada dalka iyo Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo aanu Madaxwayne Muuse Biixi isku haynin labada Xil, arintaas oo ah xeer Xisbiga Kulmiye leeyahay.

Hadalkan ayuu siyaasi Maxamuud Xaashi ka yidhi madal aad loo soo agaasimay oo reer Somaliland iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye isugu yimaadeen magaalada London maalintii shalay ee sabtida ahayd 11/01/2020




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: