Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey + Cida Lagu Bedelay 

Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey + Cida Lagu Bedelay

 

 

Hargaysa(somalilandmirror)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl galinta ciidanka Booliska  Cabdiqani Ciise Maygaag (Ganay  ) ,  oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017

Taliye Fadal ayaa xilkan u magacaabey Masuul hore xilkan  u   hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa  masuulkii  ka horeeyey  taliyahan maanta xilka laga qaadey

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: