Taliyihii Ciidamada Boliska Togdheer Oo Xilkii Laga Qaday Iyo Badelkiisi Oo La Magacaabay.

Taliyaha Ciidanka Booliska somaliland cabdilaahi fadal iiman Ayaa  xilkii ka qaaday Taliyihii qaybta Booliska Gobalka ee togdheer Gashaanle Sarre Axmed Awl cali Shabeel oo mudo soo ahaa taliyaha qaybta booliska gobalka togdheer iyado maanta loo magacabay taliye cusub oo lagu magaacaabo cali gaade yare oo hore usoo ahaa badhasaabkii horee gobalada Saraar Iyo Hawd Ee Xukumadii Madaxweyne Silaanyo.Xil ka qaadistan ayaa kuso beegmaysa xili mudahaardyo rabshada wata ay ka dhaceen shalay qaybo kamida xaafadaha magaalada burco iydo uu gobalka togdheer  ku sugan yahay Taliye ku xigeenka Ciidanka booliska somaliland cabdiraxmaan liiban fooxle.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: