Taliye Ku-xigeenkii Ciidammada Booliiska Somaliland Oo Xannuun Kusoo Booday, Cisbitaal Gaar Ahna Lagu Dabiibayo.

Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliiska Somaliland Faarax Maxamed Mire ee dhawaan uu soo magacaabay Madaxweyne Biixi ayaa Shalay galinkii dambe waxa ku soo booday Xannuun kedis ah waxaana loola cararay oo illaa xalay lagula tacaalayay Cisbitaal Gaar ah.

Illaahay Caafimaad hasiiyee Waxa taliye ku xigeenka lagu dabiibayaa oo Caafimaadin uu u yaalaa Cisbitaalka Haldoor ee Magaaladda Hargeysa, kaasi oo xaalad caafimaad loo dhigay.Xannuunka ku soo booday Taliye xigeenka ayaa lagu sheegay Xannuunka Faaliga “Stroke”, kaasi oo dhinaca ka haleelay.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu caafimaad deg deg ah siiyo.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: