Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Sabata Keentay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool.

Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa ka Hadlay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool Oo Habeenkii Xalay ahaa Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxabeen.

Ciidanku Waxay Xadhiga Xildhibaanka Ku Sifeyeen Inuu ku kacay Falal Lidi Ku Ah Qaranimada Somaliland Iyo Gooni Isutageeda.

 

Dhawaan ayeey ahayd markii Xildhibaanka Oo Warbaahinta la hadlay Sheegay In Maalinta 18 May Tahay Maalin Reero Khaas u ah.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: