Suudaan iyo Kacdoonka ka curtay maxaad kala socota ?

Kacdoon la mid ah kii Itoobiya ka socday 2010 ayaa Maanta, gelinkii hore ka is-taadhmay Sudan ta weyn.

Halka waxa isu soo bax balaadhigay Ummada Reer suudaanta weyn .

Dhimasho iyo dhaawac ba waa jira sida la soo sheegaayo in kastoo ay xadiidan yahay warka laga helaya gudaha suudaan.

Waxa isla Cumar Al bashiir markiiba xil ka qaadis ku sameeyey Madaxii is-gaadhsiinta dalka .

 

Ayadoo lagu eedeyey inuu si deg-deg ah u xidhi waayey internet si aanu u fidin Mudahaaradka isaga ahi isla markaan u gaadhin dalka oo dhan waxa kale oo iyadunna jirtay ina Beryahan ay aad iyo aad uga Doodayeen Da,yarat iyo Waxgaradka suudaan Dalka iyo debedisu laguma wadaagay Xidhiidhka Bulshada laguma qaada dhigayey sida Facebook, Twitter Su,aasha ah Maxa u sabab ah inaan Sudaan noqon Wadan ku dhaqma shareecada islaamka iyadoo ah Dal Islaam ? Yaase u diidan inay ku dhaqanto ?

Dadka wararka suudaan u dhuun daloola lama xidhidhnayaan in Su,aalaha sare yihiin kuwa horseeday kacdoonka salamiga ha balse waxay ay ku ladheen kii Itoobiya iyo Ummada suudaan oo wakhtigan ka soo taagan Cumar Al-Bashir iyo Xukunkiisa kaligii taliska ah ,xaladaha daruufeed ee xaga nolasha oo aad u sii adkaanaya oo Dadka dan-yarta ahi xita ku adag tahay meelaha inay ceesha Roodhida iibsan kari waayaan ,shaqo la,aan baahsan own.

Waxa kale oo iyadanna la sheegay in Eriterea laftigeedu shakii ka qabyo in kaas oo kale ka qarxo hasa yeeshe waxa heegan la geliyey ku dhamaan Ciidmada Qalabka sidda .

Lama oga Kacdoonkasi inuu sii socon doono Aroorta iyo ayaamaha kale ba hasa ahaate waxa ay ku dhawaaqayeen Banaan baxayashu “Suudaan waxay soo gaadhay Wakhtigii isbedelka iyo erayo la mid ah .

Alle khayr ha ka dhigo Ummada Sudaan

Abokor Mohamud

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: