Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartey Shidaal Keenistii Ay Hore Ugu Dhawaaqdey.

Xukumada somaliland ayaa waxaa ay war cusub ka sheegtay shidaal keenistii ay hore ugu dhawaaqdey in ay dalka iyadu keenayso

Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera oo wareysi siiyey BBC Somali ayaa sheegay In shirkadaha shidaalka keena ay sidoodii hore u keeni doonan balse ay dawladuna mid gaar ah keesan doonto oo ay tartan gali doonan shidaalka shirkadaha gaarka ahi keenan iyo shidaalka ay dawladu keento




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: