Somaliland Oo Soo dhawaysay Heshiiska Magaalada Jigjiga ku Dhexmaray Beelihii Horre Ugu Dagaalamay Deegaanada Koonfurta Sool.

Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay heshiiska magaalada Jigjiga ku dhexmaray Beelihii horre ugu dagaalamay Deegaanada Koonfuta gobolka Sool.

Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland qayb ka ahayd heshiisiinta Beelaha.

 

Sidoo kale Xukuumaddu waxa ay soo dhawaysay Beelaha kale ee ku heshiiyay magaalada Taleex, waxana ay u mahad celiyeen madax-dhaqameedka Boqor Burhaan hoggaaminayo.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: