Somaliland Oo Qandaraas 25 Sano Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaala Xeebta Berbera .

Xogo ay warbaahintu heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay heshiis aan wali soo shaac bixin la  gashay shirkad  ka diwaan gashan dalka Australia , isla markaana uu hogaankeeda ku jiro wasiirkii hore ee ciyaaraha Somaliya  .

Shirkadan ayaa  qandarkaas la siiyey waxaa uu yahay mid 25 sanno ah isla markaana waxaa ay ka shaqeyn doonta mashruuca  milix ka sameynta uumi baxa biyaha  badda Somaliland

Sidoo kale shirkadan  ayaa sidoo kale waxaa dhul baaxad leh laga siiyey meel dhinaca  galbeed  kaga beegan dekada magaalada Berbera

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: