Somaliland oo laga helay dhagxaan taariikhi ah oo sawiro ay ku xardhan yihiin

Tobankii sano ee lasoo dhaafay dhowr goobood oo taariikhi ah ayaa laga helay jamhuuriyada Somaliland.

Sanadkan 2018, in ka badan 100 goobood oo taariikhi ah ayaa la diiwaangaliyay, waxaana ka mid ah goobahaasi caanka ah dhagaxaanta sawirada ku xardhan yihiin ee loo yaqaano Laas Geel.

Balse dhagaxaantaan ayaanan ka diiwaangashaneyn hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO, waana kuwo la iska hilmaamay.

Source: BBC

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: