Somaliland Ayaa Ka Hadashay Werarii Lagu Qaaday Magalada Nayrobi Ee Dalka Kenya

Nayroobi(somalilandmirror)-Wakiilka Somaliland u Fadhiya Kenya oo Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Huteel ku Yaalla Nairobi

 

Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya, Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay Huteel ku yaalla Magaalada Nairobi, oo ay ku dhinteen 14 qof, halkaintaas ka badanina ay ku dhaawacmeen.

 

 

Siduu maantadaabacay Wargeyska The Star ee ka soo baxa Magaalada Nairobi, Danjire Baashe Cawil Cumar,ayaa sheegay in Somaliland barbar taagan tahay dawladda Kenya.

 

Wakiilka Somaliland wuxuu intaas ku darayinuu sida ugu adag u cambaareynayo weerarkaas oo uu ku sifeeyey midfulaynimo ooargixisadu ku qaaday Huteelka Dusit ee magaalada Nairobi.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: