Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyey In Aanu Dhex U Ahayn Shacabka Somaliland.

Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa waxaa uu arrin lala yaabo ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ay si gaar ah uga wada gaadheen arrimaha doorashooyinka.

Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa sidoo kale madaxweyne Biixi ku eedeyay in aanu shacabka Somaliland dhex u aheyn,

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: