Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Doorashada, Saami Qaybsiga Iyo Heshiiskii Xisbiyada.

Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geelle Jire ayaa ka hadlay dib u dhaca mar kale ku yimid doorashadii golaha wakiilada somaliland ee ay ku dhawaaqeen guddida doorashooyinku.

Siyaasi Cabdilaahi Geeljire ayaa sheegay in masuuliyada dib u dhaca doorashada ay wada leeyihiin dhinacyada ay khusayso, isaga oo tilmaamay in doodaha ay qabeen ay u muuqdeen kuwo jaban oo laga gudbi karayey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: