Silvia Romano oo ku biirtay urur la dagaalama islaam naceybka iyo xagjirka.

Silvia Romano gabadhii mudada badan Kooxda Al-shabaab ku haysatay gudaha Soomaaliya oo ku biirtay urur la dagaalama islaam naceybka iyo xagjirka.

Warbaahinta Talyaaniga ayaa talaabada gabadhan qaaday ku macneeyay in Silvia ay noqontay danjiraha qaarada Yurub ee la dagaalanka Islaam-naceybka.

Haweenaydan sheegtay in ay si iskeed ah u qaadatay diinta islaamka iyadoo aan la qasbin intii ay afduubka u haysteen Al-shabaab ayaa magaceeda u badelatay Caa’isha.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: