Shirkada Diyaaraha Ee Fly Dubia Oo Gargaar Caafimaad Soo Gaadhsiiyay Somaliland.

Diyaaradda Fly Dubia oo sida gargaar caafimaad ayaa maanta ka soo degtay garoonka Hargeysa.

Image result for flydubai

Kaalmadan caafimaad oo ay shirkadda Fly Dubia ugu deeqday Somaliland ayaa ka kooban qalabka iyo Daawooyin loogu talo galay ka hortagga iyo Daawaynta Corona Virus.

Image result for garoonka hargeysa




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: