Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmi Ay Ka Tirsadeen Shirkada Laydhka Ee HECO.

Hadal Hayntii Ugu badnayd Todobadkan Ee Ka Taaganayd Baraha Bulshada Ayaa Waxay Ahay Falaqaynta Ay Bulshadu Ku Falanqaynaysay Dhibaatada Ay Shirkada Magalada Burco Laydhka Siisaa Ay Ku Haysay Bulshada Burco,Kadib Markii Bulshada Burco U Adkaysan Weyday Tacadiga Iyo Dhibaatada Ay Shirkadaasi Ku Haysay Bulshada.

Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer Oo Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Ugu Yeedhay Maanta Masuuliyiinta Ugu Saraysa Shirkadaaasi Ayaa Usoo Jeediyey Inay Bulshada Unaxariistaan Islamarkaaasina Ay Cabashada Bulshada Ka Soo Yeedhaysay Ay Hoos Ugeen Oo Ay Qiimaha Laydhka Jebiyeen.Geesta Kale Waxaa Islamaanta Magalada Burco Laga Dhawaaqay Shirkad Cusub Oo Keeni Doonta Laydh Jaban Magalada Burco Taas Oo Lagu Magacaabo NESCO.

Aasaasaha Shirkadaasi Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Bulshada Usoo Jeediyey Inay Ka Qayb Qaatan Hirgelinta Shirkadaas Taas Oo Uu Furan Yahay shere-keedu Ayaa Sababay Inay Masuuliyinta Shirkada Heco Ee Dhibaatada Ku Hayay Bulshada Ay Ku Dhawaaqan Qiimo Dhimis Madmadaw Ku Jiro Oo Aan Bulshada Loo Cadayn.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: