“Saldhiga Berbera Waanu Kiraynay ” Muuse “ Saldhigga Berbera Kiro Kama Qaadaynayo ” Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Sacad Keebaa Shacabka Reer Somaliland Run U Sheegaya.

Dhan kale Wasiirka wasaaradda maaliyadda Sacad Cali Shire oo la weydiiyay sababta ay miisaaniyadda qaranka ugu soo dari waayeen lacagta kirada ee saldhigga Berbera ayaa waxa uu si cad u sheegay in aan wax kari ah laga qaadi doonin.

Haddaba su’aasha ay shacabka reer Somaliland is weydiinayaan ayaa waxa ay tahay keebaa sax ah hadalka Madaxweynaha iyo wasiirka.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: