Raysal Wasaare Khayre Oo Kor Meeray Dhisme Dib Uhabayn Ah Oo Kusocda Tayaatarka Qaranka Soomaliyeed

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saakay kormeer ku tagay golaha Murtida iyo Madaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dib loogu dhisayo.

 

 

 

 

Kheyre ayaa kormeer ku sameeyay olalaha is xilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka iyo sida ay u socdaan, waxa ayna kormeeray qeybo kamid ah tayaatarka oo hada dib u dhis ku socdo.

Ra’iul Wasaaraha Soomaaliya ayaa markii uu kormeerka soo dhameestay warbixin laga siiyay sida uu u socdo ololaha is xilqaan ee la doonayo in lagu dhiso Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya.

Tiyaatarka Qaranka ayaa lagu dhisayaa olalaha uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo ee Is Xilqaan, waxaana ololahan gacan ka geesanaya kana qeyb qaata shaqaalaha Hay’adaha kala duwan ee dowlada.

 

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: